Duration 1:14:21

Dulaanka Halista Ee Somaliland Lagu Burburinayo & Ciida Ka Dambeeyso & Muuse Iscasilaad Lagu Qasbayo

5 835 watched
0
654
Published 3 Aug 2023

#Somalia_Hanoolaato_TV,#Puntland ,#xasan_sheekh,#Laascaanood,#ssc_khaatumo,#somaliland Ciidanka uu jabhada dagaalku dhexmaray ayaa deegaankan la geeyay kadib markii ay jabhadu afduub u gaysatay saraakiil ciidan iyo odayaal doonayay in ay lasoo hadlaan. Ilaa iyo hada koox xildhibaano ah ayaa sheegay in ay ka howlgali doonaan qancinta kooxdan kasoo horjeeda xukuumada Somaliland si xaalada loo dajiyo. Dagaalka u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo Jabhad Gacan-libaax ayaan weli aysan ka hadlin khasaaraha labada dhinac kasoo gaaray Somaliland, waxaana lagu soo waramayaa in Goobtii lagu dagaalamay ay ku sugan yihiin Ciidanka Jabhadda ee kasoo horjeeda.

Category

Show more

Comments - 6